Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-01-1442, oo waafaqsan 15-09-2020, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuu bakar Ibraahim Geedi.

Halkan ka dhagayso War Subax 15 09 2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.