Howlgallo Lagu Khaarijiyay Saraakiil iyo Askar Oo ka dhacay Muqdisho.

Ciidamo si gaar ah u tababaran oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gudaha magaalada Muqdisho waxay ka fuliyeen howlgal gaar ah oo ay ku khaarijiyeen sarkaal katirsan ciidamada Dowladda federaalka.

Sarkaalka la toogtay waxaa lagu magacaabaa Cabdalla Aadan Xasan, waana sarkaal labo xidigle ah, horeyna usoo noqday madixii hore ee gaadiidka ciidamada DANAB oo ah askar si gaar ah u hoostaga ciidamada Shisheeyaha Maraykanka.

Sidoo kale, deegaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho waxaa lagu toogtay askari katirsan ciidamada Alpha Group oo kamid ah askarta Soomaalida ah ee sida dhow uu ugu shaqeysto Maraykanka.

Halkan ka dhagayo Faafaahinta howlgalladan ka dhacay Muqdisho iyo qaraxyo ka dhacay Jubbooyinka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.