Askari kasoo Goostay Dowladda Federaalka Oo u Waramay Al-Furqaan.

Waa askari hore uga soo goostay Dowladda federaalka

Mustaf Maxamed Cabdi waa askari kasoo goostay Dowladda federaalka, islamarkaana isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Askarigan wuxuu si gaar ah kaga tirsanaa ciidamadaa Asluubta ee degan xerada Asluubta ee kaabiga ku heysa isgoyska Ekis kontorool Afgooye, wuxuuna Dowladda federaalka kala soo goostay qori AK ah.

Waraysi uu siiyay Idaacadda Al-Furqaan wuxuu kaga waramay waxa uu ka dhaliyay inuu isaga tago Dowladda federaalka, iskuna dhiibo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waxaa si xowli ah ku socda ciidamada Dowladda federaalka katirsan ee isku dhiibaya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan ka dhagayso waraysiga Askari kasoo goostay Dowladda Federaalka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.