Dab ka kacay Beer ku taalla Magaalada Ceyn ee Wuqooyi Galbeed.

Wararka ka imaanaya magaalada Ceyn ee gobolka Saraar ee uu ka arrimiyo maamulka Soomaaliland ayaa ku waramaya in dab xoogan uu ka kacay beer weyn oo ku taallay magaaladaas.

Dabkan aan la ogeyn waxa dhaliyay ayaa baaba’iyay dhamaan khudaartii iyo dalagyadii ka baxayay beerta, maadaama uu socday saacad iyo kabadan.

Isku dayo ay dadka deegaanka sameeyeen kadib ayaa waxaa suuragashey in la damiyo dabka, hase ahaat wuxuu cagta mariyay dhamaan khudaartii iyo dalagyadii beerta ku yaalay.

Halkan ka dhagayso Dab ka kacay Beer ku taalla gobolka Saraar

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.