Dhagayso Barnaamij Gaar Ah: Muhiimadda Adkaarta (03)
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa diyaarisay barnaamij gaar ah oo ay ku eegeyso muhiimadda Adkaarta iyo faa’iidada ay u leedahay nolosheena, waxaana barnaamijkan ka qeybgalaya qaar kamid ah Culimada Diinta Islaamka.
Asc waxaan idin weydiinaa magaca shicirka ku jiro qeybta koowaad uu akhrinaayo sheikh dafar nafeytaat