Dhagayso Kalimaadkii Laga Jeediyay Kulankii Lagu Heshiisinayay Gaaljecel iyo Geelidle.

Dhawaan gobolka Bakool waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo ay diyo ku kala qaadanayeen beelaha Gaaljecel iyo Geelidle oo ay xurguf ku dhexmartay xuduuda gobollada Bakool iyo Hiiraan.

Waxaa kulanka ka qeybgalay masuuliyiin sar sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo uu kamid yahay waaliga wilaayada islaamiga ee Baay iyo Bakool Sheekh Cabdullaahi Macallin Geedow.

Waxaa sidoo kale goobta ku sugnaa ugaaska beesha Gaaljecel Ugaas Xuseen, nabadoono ka kala socday labada beelood iyo rag kale.

Halkan ka dhagayso Hadalladii laga jeediyay Xafladdii Lagu heshiinayay Gaaljecel iyo Geelidle

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.