Dhagayso: Soomaalida Oo Soo Dhaweeyay Weerarkii Paaris.

Dhagaystayaasha Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa si diiran waxay usoo dhaweeyaan weerarkii keligii duulnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Paris, kaas oo lagu dilay nin aflagaadeeyay Rasuulka SCW.

Dadka Muslimiinta ah ayaa ku tilmaamay weerarkaas mid qaboojiyay laabtooda, waxayna Allaah Janno uga bariyeen fuliyaha weerarka oo ah wiil dhalinyaro ah oo 18 jir ah.

Dadkan ayaa ku sugan dalka iyo dibadiisa, waxaana ay isugu jiraan rag iyo dumar.

Dhagayso Soomaalida Oo Soo dhaweeyey Howlgalkii Paris ee lagu dilay Ninkii Caayay Nabiga.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.