Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu soo qaatay munaasabad ballaaran oo lagu soo xirayay Dowro diini ah oo Loo qabtay ciidamada Xisbada Wilaayada Jubbooyinka.

Halkan ka dhagayso barnaamijka Diirada Jimcaha 16 10 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.