Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay afduubka caruurta ee kusoo badanaya magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana ka qeybgalay Aqoonyahannada Ibnu Muflix iyo Cazzaam Axmed.

Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Diirada Jimcaha 23 10 2020

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diirada Jimcaha 23 10 2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.