Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 29-02-1442 oo ku asteysan 16-10-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 16 10 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.