Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa ITalaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-02-1442, oo waafaqsan 06-10-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali

Halkaan ka dhegeyso war duhur 06 10 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.