Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Sabti Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-02-1442, oo waafaqsan 10-10-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.

Halkan ka dhagayso War Duhur 10-10-2020.lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.