Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 05-03-1442, oo waafaqsan 22-10-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Cali Aadan.

Halkan kala deg warka Duhurnimo 22 10 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.