Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.

Maanta waa sabti Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 23-02-1442, oo waafaqsan 10-10-2020, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geeddi.

Halkan kala deg warka Subaxnimo 10 10 2020

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.