Dowro Diini ah Oo Loo Soo Xiray Ganacsatada Ceel Cadde.(Dhagayso)

Maktabka dacwada wilaayada islaamiga ee Gedo ayaa dowro diidni ah wuxuu Ceel cadde ugu soo gebegebeeyay ganacsatada ku dhaqan halkaas.

Dowrada ayaa socotay labo bilood oo xiriir ah, waxayna ganacsatadu ku qaateen duruus kala duwan oo ka hadleysa jawaanib kala gedisan oo kamid ah diinta Islaamka.

Munaasabad lagu soo xirayay dowrada ayaa waxaa kasoo qeygbgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxayna ganacsatadu ka mahadceliyeen dowrada loo qabtay, iyagoo ka sheekeeyey qeybo kamid ah waxyaabihii ay ku barteen.

Halkan ka dhagyaso Dowro Diini ah Oo loo qabtay Ganacsatada CeelCadde

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.