Filo Goordhow Barnaamij Gaar ah Oo Muhiim ah. (Dhagayso)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay goordhow baahin doontaa barnaamij gaar ah oo ka koobnaan doona dhowr xalqo, kaas oo looga hadlayo Muhiimadda ay Adkaarta u leedahay nolosha qofka muslimka ah.

Barnaamijka waxaa ka qeybgeli doona qaar katirsan culimada Diinta Islaamka, waxaana si faafaahsan looga hadli doonaa Adkaaraha, fadliga kusoo aroorey, iyo dhibaatada ay leedahay in laga tago.

Halkan ka dhagayso GOOS-GOOS BARNAAMIJKA ADKAARTA

You might also like
1 Comment
  1. Abdulahi Mohamed says

    Umuduhu waa akhlaaq barnaamijkii noo balaqaadeen inuu tahana ahaan doono hlaqadahii ugu horeeyey aad kaga hadasheen Somaliland maxaa loo joojiyey

Leave A Reply

Your email address will not be published.