Howlgallo kala duwan Oo ka dhacay Shabeellaha Hoose, Jubbooyinka iyo Baay.

Saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgallo kala duwan waxay ka fuliyeen gobollada Shabeellaha Hoose, Jubbada Hoose iyo gobolka Baay.

Weeraradan ayaa beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo askarta maamul goboleedyada, waxaana ka dhashey waxyeello kala duwan, iyadoona qaarkood lagu soo furtay hub.

Weerarka ugu cuslaa wuxuu saaka ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni, waxaana lagu qaaday ciidamo katirsan kuwa maamulka Jubbaland ee halkaas degan.

Halkan ka dhagayso Faafaahinta Howlgallo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.