Labo Wiil Oo ku Haftay War biyood Ku Taalla Laascaanood.

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo kamid ah gobollada uu ka arrimiyo maamulka Soomaali-land ayaa ku waramaya in labo wiil oo walaalo ah ay ku hafteen war biyood ku taalla magaalada.

Wiilasha warta ku haftay ayaa ahaa 2 wiil oo wada dhashey, waxaana marka hore warta ku dhacay wiil, halka kana kalena uu isku dayay inuu ka badbaadiyo.

Halkan ka dhagayso Labo Wiil Oo ku haftay War biyood Oo ku taalla Laascaanood

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.