Maali- Sooyaalka La dagaalanka Gumeystaha Faransiiska. (Dhagayso)

Shucuubta muslimiinta ah ee ku nool dalka Maali waxaa lagu tilmaamaa iney yihiin dad gumeysi diid ah oo aan weligood isku dhiibin gumeyste dalkooda soo weeraray.

Xilligii uu Faransiisku kusoo duuley wadamada galbeedka Africa, waxay Maali ku jirtay wadamada ay xooga ku yimaadeen Faransiiska, hase ahaate dowladihii isaga dambeeyey talada wadankaas ayaa dagaal adag kala hortagay gumeystaha Faransiiska.

Warbixintan oo ku daba feeeleysa warbixin hore oo aan kaga hadalney reer Maali, laguna soo qaatay barnaamijka Aqoon iyo Ogaal, waxaan kaga hadleynaa halganka reer Maali ay la galeen Faransiiska.

Dhagayso Maali – Sooyaalka La dagaallanka Gumeystaha

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.