Maamulka Hir Shabeelle Oo uu Khilaaf Soo kala Dhexglay. (Dhagayso)

Waare oo la taagan Fransisco Madera.

Hogaanka sare ee maamulka Hir Shabeelle ayaa waxaa soo kala dhexgalay khilaaf xoogan, oo salka ku haya soo xulista xillibaannada baaarlamaanka maamulkaas.

Gudoomiye Waare ayaa diidan nidaamka lagu soo xulayo xillibaannada, waxaana tani ay keeni kartaa in dib u dhac uu ku yimaado doorashada.

Maamulka Hir Shabeelle waxaa lagu tiriyaa inuu yahay maamullada ugu taag daran marka laga hadlayo kuwa Federaalka hoostaga ee ay Shisheeyuhu ka dhiseen dalkeena Soomaaliya.

Dhagayso Maamulka Hir Shabeelle Oo Uu khilaaf Soo kala dhexgalay

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.