Masjid Laga dhisay deegaanka Kuunyo Barrow.(Maqal+Sawirro)

Deegaanka Kuunyo Barrow ee shabeelaha Hoose waxaa laga dhisay masjid ay ku baxday lacag ku dhaw boqol kun oo doolar.

Lacagta ku baxday masjidkaan oo loogu magac daray Abuubakar Sadiiq ayaa waxaa bixiyay dad kala jooga dalka iyo dibadiisa.

Munaasabad lagu furay masjidka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Culumaa’udiin,odayaal dhaqan iyo haween.

Halkan ka dhagayso warbixin ka hadlaysa masjidka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.