Mujaahidiinta Oo Weeraray Shisheyaha Jooga Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay weeraro saf ballaaran ah ku qaadeen ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka ee jooga Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Mujaahidiinta waxay weerareen Shisheeyaha iyo askarta Dowladda federaalka ee ku sugan degmada Lafoole iyo Jannaale oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana weeraradu ahaayeen kuwa xoogan.

Jubbada Hoose ayaa kamid ah goobaha lagu weeraray ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa maamulka Jubbaland.

Halkan ka dhagayso Howlgallo ka dhacay Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.