Reer Hiiraan Oo Neefaf Geel ah Ku Wareejiyay Milliteriga Mujaahidiinta.

Munaasabad qurux badan oo ka dhacday deegaanka Ceel Warre ee wilaayada islaamiga ee Hiiraan ayaa golaha Odayaasha ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayadaas waxay xoolo nool oo geel ah kula wareejiyeen ciidamada Jabhadda wilaayada Hiiraan.

Odayaasha ayaa ku wareejiyay goobta ugu yaraan 10 neef oo geel ah, waxaana gudoomey masuuliyiin katirsan wilaayada islaamiga ee Hiiraan, kuwaas oo dhankooda gaarsiinaya ciidamada Jabhadda wilaayada islaamiga ee Hiiraan.

Odayaashu waxay sheegeen in tallaabadan ay tahay mid ay ku garab istaagayaan wiilashooda dhalinyarada ah ee ku jira duurka, kuwaas oo wajahaya ciidamada Xabashida Itoobiya, kuwa Jabuuti iyo ciidamada Soomaalida ah ee la socda.

Dhagayso Reer Hiiraan Oo Xoolo Nool ku wareejiyay Ciidamada Mujaahidiinta

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.