Warshad Si Casri ah U Shiida Macsarada Oo Laga Hergeliyay Kuunya Barrow.(Sawirro)

Deegaanka Kuunya barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose waxaa laga hergeliyay warshad casri ah oo shiida macsarada ah, taas oo aan ahayn makiinadihii caadiga ahaa ee lagu shiidi jiray macsarada.

Waxay lamid tahay macsarada geela lagu shiido, hase ahaate neefkii geela ee wareegsan jiray meesha kuma jiro, waana fikrad iyo hal abuur cajiib ah.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa booqatay xarunta warhsadan laga hirgeliyay deegaanka Kuunya Barrow.

Halkan ka dhagayso Warshad Macsarada Shiida Oo laga hirgeliyay Kuunya Barrow

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.