Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo Ka dhacay Gedo iyo Hiiraan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar kamiin ah waxay u dhigeen askar katirsan maamulka Hir Shabeelle oo ku socdaalayay wadada Buula burde, waxaana kamiinka uu dhaliyay khasaare kala duwan.

Waxaa sidoo kale ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen ciiidamo Suufi ah oo ka amar qaata kuwa Xabashida Itoobiya, kuna sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Halkan ka dhagayso Faafaahin ku aadan Weeraro ka dhacay Hiiraan iyo Gedo

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.