Weeraro Saf ballaaran ah Oo ka dhacay Magaalooyin katirsan Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qaaday silsilado weeraro ah oo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka ee ku sugan qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobaha Shisheeyaha lagu weeraray waxaa kamid ah magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose, degmada Wallaweyn ee gobolkaas iyo deegaanno dhowr ah oo katirsan gobolka.

Waxaa sidoo kale ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka lagu weeraray deegaanno dhaca duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Halkan ka dhagayso Weeraro Saf ballaaran ah oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.