10 Askari Kenyaati ah Oo Dhimasho iyo Dhaawac ku noqday Qarax Ka dhacay NFD.

Gaari ciidamada Kenya leeyihiin oo ku gubanaya gudaha dhulka Kenya

Qarax aad u xoogan ayaa waxaa lala eegtay gaari dagaal oo ay la socdeen ciidamada Kenya, qaraxaas oo ka dhacay dhulka NFD ee ku jira gumeysiga dowladda Kenya.

Qaraxan oo lala haleeley gaari nooca booyadda ah ayaa marayay deegaanka Dhamase ee hoostaga degmada Lafey, gobolka Mandheera, waxaana ka dhashey waxyeello kaal duwan.

Ugu yaraan 10 askari Kenyaati ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxa, iyadoo booyaddu gebi ahaanba burburtay.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala dhulka ku jira gumeysiga dowladda Kenya ayaa fulinaya howlgallo joogta ah oo beegsanya ciidamada Kenyaatiga.

Halkan ka dhagayso Qarax Khasaare dhaliyay Oo ka dhacay NFD

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.