12 Askari Oo Lagu dilay Howlgalkii Nafhurimo ee Beegsaday Xarunta Booliiska ee Muqdisho. (Dhagayso)

Faafaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashey weerar Nafhurnimo ah oo maalintii shalay lagu qaaday xarunta booliiska Dowladda federaalka ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 12 askari oo katirsan ciidamada booliiska ayay xaqiijisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iney ku dishey weerarkan xoogan ee Nafhurnimada ahaa.

Naftii huraha ayaa beegsaday xarunta xilli ay ku sugnaayeen ciidamo aad u farabadan iyo saraakiil katirsan booliiska Dowladda federaalka.

Halkan ka dhagayso Faafaahin laga helayo Weerarkii Nafhurinimo ee  Muqdisho

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.