Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-04-1442 oo waafaqsan 30-11-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.