Al-Qaacidada Maqribul Islaam Oo Ku Baaqay In La Difaaco Rasuulka SCW (BAYAAN)

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Mujaahidiinta AlQaacida ee Maqribul Islaam ayaa baahisay bayaan looga hadlay xadgudubyadii ugu dambeeyay ee ay dowladda Faransiiska u geysatay Nabi Muxammada SCW.

Bayaankan oo ku qoran luuqadda Carabiga ayaa furfurasho iyo horudhac kadib, waxaa lagu yiri :-

“ Umadda muslimka ah markii ay ka tagtay kadib Jihaadka ka dhanka ah cadowgeeda, kana gaabisay dhisida dowladda Qur’aanka iyo u hiilinta sharaa’icda Islaamka, waxaa isugu habar wacday umadaha oo idil, sidaba dadku isugu wacdaan xeerada ay cuntada ku jirto, waxaan markan soo damaaciyay umadan oo kusoo dhiiraday madaxweynaha Faransiiska ee da’diisu yartahay, caqligiisuna liito, khibradiisuna yartahay, markaas ayu uku tarax tagay aflgaadeynta Nabiga Islaamka- SCW, isagoo weliba adeegsanaya suurad aaney aqbali Karin diin samaawi ah iyo caqli toosan, waxaana u habooneyd inuu aadaabta soo barto ka hor inta aanu hadlin, si uusan lacnad ugu noqon shacabkiisa, naftiisana uusan ugu farin albaab shareed oo uusan ogeyn xilliga uu xirmayo.

Halkan ka dhagayso Tarjamada Afsoomaaliga ee Bayaanka Al-Andalus- Difaaca Rasuulka Scw

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.