Banaanbax Lagu Difaacayo Rasuulka Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug. (Dhagayso)
Waxaa degmada Jowle ee wilaayada islaamiga ah ka dhacay bananabax ballaaran oo ay ka qeybgaleen qeybaha kala duwan e bulshada, kaas oo lagu difaacayay Rasuulka SCW.
Waxay banaanbaxa dadka isugu yimid shaaca ka qaadeen iney wax weliba u hurayaan difaaca Rasuulka SCW, islamarkaana ay ka xunyihiin falka uu Faransiisku ku aflgaadeeyay Rasuulka SCW.
Halkan ka dhagayso Banaanbax Lagu difaacayo Rasuulka Oo ka dhacay Jowle