Dagaallo Xoogan Oo ka Qarxay Gobolka Tigreega ee Itoobiya. (Dhagayso)

Dagaallo aad u culus oo u dhexeeya ciidamada federaalka Itoobiya iyo kuwa qowmiyadda Tigreega ayaa ka qarxay gobolka  Tigreegu dego ee wadanka Itoobiya.

Madaafiicda cul culus ayaa la isku adeegsanayaa, waxaana dowladda Itoobiya ay diyaarado ku duqeyneysaa goobaha ay ku suganyihiin ciidamada Tigreega.

Dagaalka ayaa ah mid aad u culus, waxaa maqan Isgaarsiinta iyo Internetka, xaaladana waxay u muuqataa mid adag.

Wararkii ugu dambeeyay Itoobiya waxaa ka sheekeynaya wariye Maxa’ed Daahir Calasow.

Halkan ka dhagayso faafaahin ku aadan wararkii ugu dambeeyay dagaallada Itoobiya.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.