Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-4-1442 oo waafaqsan 29-11-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.