Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 15-4-1442 oo waafaqsan 30-11-2020, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.