Diirada.Mala oran karaa Abiya wuu ku daba dheeraanayaa dagaalka.?

Barnaamijka diirada jimcaha oo todobaadle ah ayaa maanta looga hadlay dagaalada ka socda Itoobiya oo galay todobaadkii sadaxaadkuwaasi oo udhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo kuwa Tigreega.

Diirada waxaa marti ku ahaa Korneel Shariif Shaacib,Cilmi Xuseen oo mar kamid ahaa dowladii Siyaad Barre iyo Maxamed Cali.

Halkan kala deg Diirada Jimcaha 20 11 2020 Arrimaha Itoobiya.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.