Halkuu Marayaa Dagaalka Ka Holacaya Dalka Itoobiya? (Dhagayso Warbixin)

Dagaalka Itoobiya ayaa galaya weji horleh, iyadoo ay sii soconayaan dagaallada xoogan ee dhexmaraya ciidamada dowladda dhexe iyo kuwa is maamulka Tigreega.

Dagaallada ugu culus ayaa waxay labada ciidan ku dhexmarayaan magaalooyin xiga dhinaca xuduuda Suudaan iyo Itoobiya, waxaana la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan.

Milliteriga Itoobiya ayaa duqeymo xoogan waxa uu ku garaacayaa magaalooyinka ay ku badanyihiin Tigrega, waxaana lasoo warinayaa khasaare ba’an inuu jiro.

Halkan Ka dhagayso wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Itoobiya

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.