Jufo Katirsan Xawaadle iyo Al-Shabaab Oo Qodobo Kala Saxiixday.

Kulan ballaaran oo ka dhacay qeybo kamid ah wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa waxaa isugu yimid masuuliyiinta wilaayada iyo jufada Ibraahim Ciise oo katirsan beel weynta Xawaadle oo katirsan qabaa’ilka Soomaaliyeed.

Kulanka oo maalmo socday ayaa waxaa gebegebadiisa kasoo baxay qodobo dhowr ah oo ay labada dhinac ku heshiiyeen, waxaana kamid ah in beesha Ibraahim Ciise sii xoojiso ku dhaqanka Shareecada Islaamka, lana xallliyo waxay kala tabanayaan labada dhinac.

Dhagayso Warbixin Beesha Ibraahim Ciise iyo Xarakada Mujaahidiinta  AlShabaab Oo Heshiis gaaray

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.