Maraykanka Oo Suuriya ku dilay Hogaamiye Kasoo Dagallamay Afqaanistaan.

Abii Muxamad As-Suudaani oo ahaa hogaamiye Jihaadi ah, kana soo qeybgalay dagaalkii Afqaanistaan lagula galay midowga Soofiyeet ayuu Maraykanku ku diley duqeyn uu ka geystay wuqooyiga Suuriya.

Hogaamiyahan ayaa ka tirsanaa jamaacada Xurraasu-diin ee ka howlgasha wuqooyiga Suuriya, waxaana lala dilay xaaskiisa iyo caruurtii uu dhalay.

Bayaan kasoo baxay Xurraasu-diin ayaa lagu xaqiijiyay geeridiisa, iyadoona dadka muslimiinta ah looga tacsiyeeyey istish-haadkiisa.

Halkan ka dhagayso Bayaan Istish-haadka Sheekh Abuu Muxamad As-Suudaani- Xurraasu Diin

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.