Masjid Weyn Oo Laga dhisay Deegaan katirsan Gobolka Gedo. (Sawirro)

Deegaanka Ilbeyte ee wilaayada islaamiga ah ee Gedo waxaa laga dhisay masjid weyn oo jaamac ah, kaas oo ay ku tukan karaan markiiba dad aad u farabadan.

Munaasabad si heersare loo soo agaasimay oo lagu daahfurayay masjidka ayaa dhawaan ka dhacday deegaanka, waxaana kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxgaradka iyo masuuliyiin katirsan wilaayada islaamiga ee Gedo.

Halkan ka dahgayso Warbixin Masjid Laga Dhisay Deegaanka Ilbeete

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.