Qeybinta Zakada Xoolaha Nool Oo Laga Billaabay Wilaayaadka Islaamiga ah.

Waa sawirka Zakadii sanadkii hore ee Wilaayaadka Islaamiga ah.

Waxaa wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya ka billowday qeybinta zakada xoolaha nool, oo ay ka faa’ideysanayaan dadka masaakiinta iyo fuqarada ah.

Deegaanno katirsan wilaayaadka islaamiga ah ee Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose ayaa laga qeybiyay zakada xoolaha nool, waxaana ka faa’ideystay dad masaakiin ah.

Degmooyinka Shabeellaha Hoose ee laga qeybiyay Zakada waxaa kamid ah Marko, Gandarshe, Buula mareer iyo kuwa kale, halka Jubbooyinkana laga qyebiyay Saakow iyo meelo lamid ah.

Halkan ka dhagyaso Warbixin Qeybinta Zakada Xoolaha Nool oo ka bilalabatay Wilaayaadka Islaamiga

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.