Wararkii Ugu dambeeyay Itoobiya, Dowladda Oo Guula Sheegatay. (Dhagayso)

Weli waxay dagaallo xoogan ka soconayaan dalka Itoobiya, gaar ahaan gobolka Tigreega, kaas oo dhexmaraya ciidamada dowladda Itoobiya iyo kuwa is maamulka Tigreega.

Labada dhinac ee dagaallamaya ayaa guulo kala sheeganaya, waxaana is maamulka Tigreegu beeniyay iney jiraan magaalooyin muhiim ah oo lagala wareegay.

Halkan ka dhagyaso wararkii ugu dambeeyay xaaladda dalka Itoobiya.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.