Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyo ku yaala Gobollo kamid ah Soomaaliya. (Dhagayso)

Dagaalyahanada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay qaadeen  weeraro saf ballaaran ah oo lagu beegsaday ciidamada Jabuuti, kuwa Dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Jubbaland ee ku sugan Hiiraan, Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Ciidamada Jabuuti ayaa waxaa lagu weeraray degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, waxaana weerarka uu ahaa mid aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka cul culus iyo midka fud fudud.

Halkan ka dhagayso Faafaahin Weeraro ka dhacay gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.