Weeraro Saf Ballaaran ah Oo Lagu Qaaday Shisheeyaha iyo Maamul Goboleedyada.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay fuliyay silsilado weeraro ah oo beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo askarta maamul goboleedyada.

Goobaha ay ciidamada Mujaahidiinta weerareen waxay ku kala yaalaan gobollada Baay iyo Shabeellaha Hoose, waxaana kamid ah Waajid, Baraawe, Jannaale iyo Awdheegle.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashey, inkastoo aan la heyn tiro rasmi ah.

Halkan ka dhagayso faafaahinta dagaallo Saf ballaaran ah oo ka dhacay Baay iyo Shabeellaha Hoose

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.