Zakada Xoolaha Nool Oo Laga qebyiyay Jilib. (Sawirro)

Wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa waxaa laga qeybiyay zakada xoolaha nool, taasoo ay ka faa’ideysteen dadka fuqarada ah.

Xoolaha nool ee la qeybiyay waxay isugu jireen Lo’ , geel iyo Ari, waxaana ka faa’ideystay dadweyne masaakiin ah.

Sawirro laga soo qaaday qeybinta zakada xoolaha nool waxaa laga dareemayay farxadda dadka qaatay zakada xoolaha nool.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.