Zakada Xoolaha Nool Oo Laga Qeybiyay Wilaayada Hiiraan. (Dhagayso)

Waxaa si habsami la’ uga soconaya wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya mashruuca qeybinta Zakada xoolaha Nool oo la siinayo dadka muteystay ee isuga jira Fuqarada, Masaakiinta iyo kuwa kale.

Wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa kamid ah meelaha laga qeybiyay Zakada xoolaha nool, waxaana jira dad la faqri tiray oo qaatay xoolo badan.

Xoolaha la qeybinayay waxay isugu jireen Geela iyo Ariga, waxaana warbaahinta la hadlay qaar kamid ah dadkii zakada xoolaha nool la siiyay.

Halkan ka dhagayso Zakada Xoolaha Nool Oo Laga Qeybiyay Hiiraan

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.