Beesha Warday oo Nabadoono ku caleema Saaratay Jubbooyinka. (Dhagayso)

Degmada Jamaame ee wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka waxaa ka dhacay munaasabad ballaaran oo beesha Warday oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ay ku dooraneysay Nabadoono beesha hogaamiya.

Munaasabadda waxaa kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxgaradka beesha iyo nabadoonno kale, waxaana lagu caleema saaray nabadoonno ay beesha Wardaay.

Halkan ka dhagayso Beesha Warday oo nabadoono ku caleema saaratay Jamaame

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.