Dab Khasaare Dhaliyay Oo Ka kacay Suuqa Weyn ee Degmada Wadajir.

Waxaa dab xoogan uu ka kacay suuqa weyn ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, xilli saq dhexe ah.

Dabka ayaa burburiyay goobo muhiim ah oo kamid ah suuqa, gaar ahaan dhinaca bacaadla ah.

Wuxuu dabku kacay xilli habeen ah, taasoo keentay inuu sii faafo, iyadoo aaney dadku dareemin.

Majirto wax khasaare oo nafeed ah oo ka dhashey dabkan, marka laga tago khasaaraha hantiyadeed ee uu dhaliyay.

Halkan ka dhagyaso Dab ka kacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.