Dagaalladii Ugu Cuslaa Oo ka Soconaya wadanka Itoobiya. (Dhagayso)

Waxaa dalka Itoobiya wararka ka imaanaya ay ku waramayaan iney sii xoogeysteen dagaallada u dhexeeya ciidamada Itoobiya iyo kooxda Tigreega.

Dagaallo culus iyo duqeymo aad u xoogan ayaa laga soo sheegyaaa wuqooyiga dalka Itoobiya, kaas oo dhexmaraya ciidamada TPLF iyo kuwa Xabashida Itoobiya.

Halkan ka dhagayso Dagaalladii ugu cuslaa oo ka dhacaya Itoobiya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.