Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo lagu soo qaatay Maraykanka Oo ka baxaya Soomaaliya.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu soo qaatay qorshaha uu Maraykanka uga baxayo dalka Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay Waxgarad iyo Odayaal dhaqan.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 25-12-2020 lite

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.