Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-04-1442 oo ku asteysan  04-12-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 04 12 2020.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.